Oodweyne News - Latest Somali News Update

Jaaliyadda Islington Somali Community London Oo Baroor-diiq U Sameeyey Xaskii (AHN) Maxamuud Siciid

Jaaliyadda Somalida Ee Islington ayaa baroor diiq usameeyey xaskii Maxamuud Siciid  ee Shil ku dhacay sanadkii hore 05 july 2018 .

 

Waxaanauu Maxamuud ilaahay na ugu mahad naqay    Jaaliyadda Somalida ee islington Community la garab istaageen Hiil iyo Hooba.

 

Halkan hoose ka daawo Maxamuud oo Jaaliayadda Islington la hadlaaya.