” Doorasho Aan Waddani ku Jirin Dalka Ka Dhicayso, Kamana Maqnaan Karo …” Xisbigga Waddani
Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbigga Waddani Cismaan Afgaab oo dheegay in Doorasho Aan Waddani ku Jirin Dalka Ka Dhicayso, Kamana Maqnaan Karo …, halkan hoose ka daawo