Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Maxamed BK oo soo Qaddimay Hees Cajiib ah oo ka hadlaysa Xuska 18-ka May “Gedda Nabaddu Leedahay”

Daawo Maxamed BK oo soo Qaddimay Hees Cajiib ah oo ka hadlaysa Xuska 18-ka May ee Maalinta Qaranimada Somaliland oo muddo kooban ka hadhsan tahay.