Waxyar oo igu sahabsan aniga iyo hopekayga.by hamse riiraash

Anigu waxaan ahay qoraa rog roga arrimaha iyo waxa aynu naalno.badanaa awooda saara ka haddalka xaaladeena gaar ahaan jamhuuriyaddeena curdinka ee Somaliland.

Waxaan ka hadlay oo fikir usoo jeediyay colaadihii ka taagnaan jiray ceel afweyn ,anigoona qeexay qaabka iyo talaaboyinka lagu nabadayn karo dadkaa walaalaha ee shaydaanku isku diray ugu danbayntiina xaggaa waxa ka dhacat nabad waarto .alxamdulaah.

Mar walba jecel wada jirka iyo midnimadii dadkii uu engriisku haysan jiray ee lixdankii ka hor oo kuwada dhaqnaa dhulka somailand.

Waxaan aaminsanahay in Somaliland iyo dadkeedu ayna kala maarmi karin oo alla weyne isku abuuray.

Waxaan rummaysanahay in somaliland maanta soomaali dhexdeeda  ka noqotay iftiin ,somali oo dhani soo eeggaan taas oo la yaabanyihiin horumarka iyo nabada sida mucjisada leh ay u samaysteen dadka reer somaliland.

Waxaan jecelahay horumarka magaaloyinka iyo bilicda anigoo bari hore soo jeediyay in dariiqyada hargeysa lagu beero geedo timira balse lilaah xamdi hadda berberaa qaadatay  iyadoo timir ku beertay magaalada barteenkeeda.

Waxaan necebahay qabyaalada waxaanan u ololeeya wanaaga ,falsafada iyo fikirka xeesha dheerina igama maqna.

Waxyaan ka hadlay haggaajinta waxbrashada iyo tayooyinkeeda iyo wax wada lahaanshaha Ummadan dhexdeedo,runtii maqaalada waan sii wadi doonaa
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker