DAAWO Dooddii ugu Xiisabaha Badneyd Somaliland, Siyaasiyiin Gondaha is-daray iyo Arrimo Fashilmay

Dooddan oo Mowduuceedu ahaa Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo sida loo sii anba-qaadi karo, waxa soo qaban-qaabisay kooxda Inspire Group.

 

Waxa Doodda ka Qay-qaadanaya Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eng Axmed Cabdi Abyan iyo Sucaad Carmiye.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker