Kuwiinaanu idinka qaadaynaa

Kuwiinaanu idinka qaadaynaa

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib ma dhegaysanaysay

Wasiirkii  madaxtooyada mar uu ka hadlaayay dhulkii laga qaaday

Masaakiinta waxuu yidhi idinku buur cidla ah ayaa ka hadlay saane

Guryaha aa leediin ayaanu idinka qaadaynaa haddaanu doono.

Bal saaxiib ninkaa aqoontiisa ka waran oo haddana fadhiya meel

Halbawla,ah.

Kordhiye. Saaxiib ninkan waxaan moodayay in mar hore la eryay

Waayo ninkii ardadii jaamicadda burco ka qalin jebisay lahaa tahriiba

Markaa anigu shalay lamaan yaabin waayo horaan uarkay.

Mar hadduu weli joogana waxuu ku joogaa INAADEERO.

Markaa shacabkay utaalaa waxa ay ka yelayaan xukuumadan

Fashilantay rakaab keediina noocaasoo miidhan yahay.

Annakaa wax aragnay waa yaab.

 

 

Abwaan . guuleed liibaan snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker