TANBAA KA XUN TII HORE

Tanaa ka qabyaalad xun

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadii hore iyadu

In tuuga oo kooban ayay wax siin jirtay inta kalena faamligaa

Qaybsan jiray.

Tan immika jirtaa way ka xuntay tii hore ku wani dad iyo degmaba

Way dhergiyeen inta ay degaan iyagoo aan laba sano gaadhin.

Kordhiye . saxiib waxa kasii daran sida aanay waxba uqarsanayn

Oo ay weliba shaashadaa la soo fadhiyaan annakaa le

Waxa ka sii daran ku wan marka salaadiinta iyo wax garadku

La hadlo waxa ujawaaba cruur yaryar oo lasoo kiraysanayo/

Saxiib waxa kasii daran rag berigii hore iska dhigi jiray muwaadin

Oo wax dhaliili jiray oo  immika aamusay oo qabiiloobay

Iskusoo wada duuboo bulshadu ha ducaysato inay nabad ku dhaafaan

Marka aad daa wato shaashadaa wararkooda waxa laga warramaa

Waa horuumarka  GEBIILAY . WAJAALE / BERBERA

Maayarada la yaqaanaana waa sadexdaa

Waa yaab raggii ma iyagaa ka hadhay .

Abwaan . guuleed  liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker