GOLA SHACBI IYO DEGAAN WAA MA DHACDO MAXAA SE XIGI DOONA?

Waxa aad loo mala awaalayaa in ayna muuqan dadaal suura gelin kara
doorasho shacab iyo tu degaan in laga rejo dhigay marka la eego
is marinwaaga axsaabta iyo komishanka maanta jooga oo ka
gaws adaygay in ay hawsha fududeeyaan oo ay karaamo ku tagaan
isla markaana awoodqaybsigii umada somaliland dayro iyo faro madhan
laga joogo.
waxa arag maqal badan inagu ah wufuud reer yurub ah baa Hargeisa yimid
safiiro jarmal iyo maraykan ah baa yimid shirar iyo kulamo bay qabteen
ku saabsan doorashooyinka golayaasha in wakhtigooda lagu qabto.
wax la taaban karo oo ka soo baxaa majiro waana NGO yada ku malafsada
magaca somaliland oo magaca masaakiinta la tiicaysa sicir bararka
ku dulxoosada magacooda ku dhaca waa tuug kenya fadhida
magaca umadeena wax ku dhaca waa maafiya dhibta umada ku xoogsata
wax ka soo baxa waligiin ma aragteen jawaabto waa maya aan ahayen
doorashada wakhtigeeda ku qabta.

waxa bulshada somaliland la gudboon in dalku gaadhin sida sodaan
oo aqligu sheqeeyo
shacabka la walaaleeyo ,saami cadaalad ku dhisan samaysano
midnimadeena xoojino walaalayen la bilaabo la turxaan saaro
bulshada shaydaanku ka dhex kaluumaysanayo
la is laabxaadho dalka iyo dadka la mideeyo
waa wadada somaliland wax ku noqon karto
taas waxa keeni kara
ALLAHA WEYEN OGOLAANSHIHIISA.
SALAADIINTA IYO CUQAASHA IYO WAXGARADKA,
SIYAASIGA XALAASHA AH,
IYO BULSHAWEYENTA SOMALILANDOO DANTOODA ARAGTI MIDA KA YEESHA.

maa daama uu maamulkii ku fashilmay caynaankii dalka iyo dalka.
ALLAY GAADHAY SUMA SHACABWEYNAHA SOMALILAND WAAYO
MAAMUL BERUU TEGI SHACABSE MA TAGO.

guul iyo gobanimo
bulshada somaliland.

MURTI
=====.
waa dareenkaaga sheeg doonaaba ha necee

MUSA AW HASSAN LODOON.

AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker