Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Ganacsigii Dalka Ka Dhigtay Mid Shaqsiyaad Kooto Loogu Xidho , Tartankii Ganacsi Ee Xorta Ahaana Uu Meesha Ka Boxo

Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Ganacsigii Dalka Ka Dhigtay Mid Shaqsiyaad Kooto Loogu Xidho islamarkaasna tartankii ganacsi ee xorta aha uu meesha ka boxo islamarkaasna shacabka somaliland sidii doono laga yeelo, bal hadaba hoosta ka daawo ganacsigii Timirka ee bisha barakaysan ee Ramadaan dalka ganacsado kala duwani ay keeni jireen noocyo kala duwan oo timi ah islamarkaasna qiimo kala duwan ayaa maanta shirkad kooto Gudida Qandaraasyada Somaliland ugu xidhau shirkad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker