WAAR WAX ISKA CELIYA

WAAR WAX ISKA CELIYA

 

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa layidhi weriye

CABDIMAALIK  halla soo qabto waaran baaloo jaray

Waxa lagu eedeeyay marna xamar ayuu tegayaa

Marna itoobiya marna soomaalilaan waanu hadlayaa

Sidaad ogtayna waa nin samafalka ka shaqeeya xorbaanu

Uyahay meesha uu tegayo.Bal saaxiib ii waran.

Kordhiye. Saaxiib way war beeshay ee shacabka waxaan

Odhan lahaa duulaanbaa laydin ku yahay ee wax iska celiya

Maxaa waaran loogu jari waa yay wasiirada kulmiye ee xamar

Iska dhiibay weliba hadday soo noqdaan shaqay hore ka galaan

Markaa qoladan kabaha lagaga joogo ayay jawaabtu utaalaa

Markaa saaxiib dee haddii kabaa looga dhaqaaqi waayo

Waa 1994 kii oo bilaabmaya.

Guuleed  liibaan  snm 1710 @live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker