Oodweyne News - Latest Somali News Update

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Ay Wada Yeesheen Madaxweyne Farmaajo

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal ooh ore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa waxa uu wada-hadalo dhinaca talefoonka ah oo dhex-galay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo.