Xukuumadda Somaliland Oo Aqbashay Codsigii Shirkadda DP World, Kuna Gacan Saydhay Gamacsatada Somaliland

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Aqbashay Warqad Cabasho Ah Oo Shirkadda DP World Usoo Gudbisay Somaliland , waxaana khilaaf balaashan yimi markii Ganacsatada Somaliland ay joojiyeen inay cashuurtaan alaabooyinka kala duwan ee uga soo degay dekedda Berbera, ka dib markii ay shirkadda DP world ee maamusha dekedda Berbera dhaqan gelisay wax ka bedel ay ku samaysay sarrifka lacagta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker