Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Cabdillahi Cukuse Oo Tacsi U Diray Cali Shoombe

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan Halkan Dhambaal Tacsi Ah Uga Dirayaa Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Cali Salaan jirde Oo Aan Ka Tacsiyadaynayo Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Xaaskiisii Hibaaq Muj.Cqaadir Koosaar Oo Ku Geeriyootay Shil Baabuur Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Saygeedii Cali Salaan jirde, caruurtoodii iyo guud ahaan qoyskii reer cabdil qaadir koosaar uu samir iyo iimaan ka siiyo halkeediina wanaag ugu bedelo…………aamiin