Tacsi Ku Socota Cali Xuseen Ismaciil ( Cali Shoombe)
Inaa’Ilaahi Wa Inaa’Illaahu Raajicuun,
Dhamaan Asxaabta Rural Education Committee Ee Magaaladda London, UK, waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan, qoyska, ehelka iyo dhamaan asxaabta, Cali Xuseen Ismaciil (Cali Shoombe) geeridda marwadasii, Alla Ha U Naxaristee, Hibaaq Cabdilqaadir Koosaar.
Waxaan leenahay, Ilaahay janadii ha ka waraabiyo, samir iyo iimaan dhamaanteen.
Aamin.
Axmed Kheyre