Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Somaliland Oo Gaadhi La Qalibmay

Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid X. Ducaale Qambi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Oodweyne oo maanta u kicitimay magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay jidka u dhaxeeya Baligubadle iyo Oodweyne.