Maayarka Hargeysa Oo Sariibadda Xaafadda Idaacadda Isku Magacaabay , Iyo Su’aalo Layska Waydiiyey.

Waxaa xaafadda idaacadda ee  wuqooyiga Hargeysa ka socda sariibad cusub oo ku dhaw gebogebo islamarkaasna Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco)   uu ku magacaabay Sariibada SOLTELCO.

 

Waxaana ay shacabka  xaafadda ama guud ahaanba dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa  isweydiinayaan  markii uu Maayarku  sariibadaas isugu  magac daray   kuna xardhay Sawirkiisa , taas oo u muuqata in  uu isagu ujeedo kale ka leeyahay ,  halkan hoose ka eeg  muuqaalada sawirada.

 

Oodweynenews Hargeysa Office

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker