Agaasimaha Wasaarada Shaqo Gelinta JSL Oo Ku Haftay Mar La Waydiiyey Shirkii Kulmiye Uu ka Qayb Galay, Iyo Caruurtii Derbi-jiifka Ee Ay Wasaaradaasi Xidheen

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Oo Ku Haftay Mar La Waydiiyey Shirkii Kulmiye Uu ka Qayb Galay, Iyo Caruurtii Derbi-jiifka Ee Ay Wasaaradaasi Xidheen, waxaana cadaatay in agaasimaha uu aanuu u diyaarsanayn in wax laga weydiiyo arimo la xidhiidha shaqdiisa , halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker