XUKUUMADDU DALKA HOOS HA EEGTO ,WAXA KA SOCDA.

XUKUNKINKII KEENAY 2 NIN OO DEMBIGA AY GEYSTEEN ADDUUNKU GARAN LAYEY MARKII £600,000 LAGU GANAAXAY.

Xadhiga Siyaasaddu waa xadhig gardaro oo u jeedooyin shakhsiyaad waana Ka Badi burburiyey wadamo badan oo Afrika iyo Asia u badan. Nin gabyey oo gabaygii la mid yey gabayada wadanka Ka socda oo danyar ah oo lacagtaa xitaa Madaxweyne hiisu aanuu haysan oon lacagtaa bulshaduba aanay haysan lagu Xukumay Xukuumaday KU ceebtahay waana Xukumi Qarqooshkii boqorkii Masar Ka talin jiray oo kale. Labadan ninna Taariikhdaad loo sameeyey ma hadho ah oo wadankii oo dhan laga ogaaday. Gabaygaana qiimo WEYN baa la siiyey imika Illaa Shan iyo toban Dawlad oo reer Galbeed Ka u badanbaa Afkoodii lagu Turjumay oo warkii Human Rights la raaciyey. Markaa waxaan odhan lahaa Xaakimadii Xukumay iyaga Maxkamad ha la soo taago oo ha Sheehan Caddaaladda qodobaday u cuskadeen system Ka Dawladnimo haddaan cidiba Cid la xisaabtanta Ka baqayn waa biyo DHACAYAA Dawladnimo waana sababaha cashuurtu isoo bixiladay, Mise waa Dawladnimaddii ma ciyaayir bay ISU bedeshay.
Arintani Madaxweynaha inuu soo dhex galay u baahantay intaanay Kuwan yar yar ee Xaakimada sheegaysaa Xukumi kale oo 2million dollar ah inagu Soo wadin waayo Xukunkii Geelle ee soo maray Dalka iyo dadka ayaa dib loo Xasuustay.
maalin aan suaal foolka foola weydiiyey Xaakimka Maxkamad da Sare oon KU idhi ASKARTII SUUQAY QORYIHII SITAAN WADANKII A WAA NABAD MAXAY U SITAAN QORYAHA AY MAALIN WALBA ASKARI QOF XABAD NOOL KU DHUFANAYO HALKUU UL IYO KATIINADI KU FILAYD. JAWAAN I QANCISAY OO 7BOQOL OO QOF BAA ARINTAA DHEGEYSANYEY WUXUU A XAAKIMKA U SARREEYA MAXKAMADDA SARE KU JAWAABAY ”  WADANKU MSRXALADO BADAN BUU SOO MARAY MAANTA TANA OO MARBAYDUBAABADO SUUQAY DHEXTAAGNAAYEEN , markaa waxaan u fahma in Dawladnimo u ogoshay oo bush iyo KATIINADI aan loo baahnayn.
MARKAA WADANKA POLICE KA IYO BAHDA CADDAALADDU WADADOODII MA HAYAAN OO WAYNU ARAGNAA.
HADDAAN KIISASKA DHACAYAA INALA DURKIN EE POLICE KA IYO BAHDA CADDAALADDA WAX DEGDEGA HA LAGA QABTO. HADDII KALE DADKA DHIIGU WUU KICI OO WADANiMADA WAY FASAQI DOONTAA.
M Bashe
qoranebashe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker