Marwo samia Muse oo ka mid ah golaha deegaanka Helsinki ee wadanka Finland

Marwo samia Muse oo ka mid ah golaha deegaanka Helsinki ee wadanka Finland isla markaana ka tirsan xisbiga SDP isla markaana kuxigeenka ka ah gudida arimaha bushada ee Helsinki ayaa ka qayb gashay martiqaad sanad leh ah oo ay qabato haweenaydii hore madaxwaynaha uga ahayd dalka Finland marwo Tarja Halonen waxaana shirkan ka soo qayb galay wakiilka gaarka ah ee xidhiidhinta wasaarada Arimaha dibedda ee Finland Jutta Urpillainen iyo garabka haweenka ee xisbiga SDP.
Shirkan ayaa lagaga hadlay arimo ay ka mid yihiin doorka haweenku ay ka qaataan nabad galyada.

Sidoo kale waxa lagaga hadlay tacadiyada ka dhanka ah ee haweenka ee kufsigu ka mid yahay iyo cunfiga ay la kulmaan haweenka aduunka oo dhan, iyadoo ay wadanka Finland ay ka dhaceen kufsiyo loo gaystay hablo aan qaangaadhin.

Arimaha kale lagaga hadlay shirkan waxa ka mid ah xoojinta xidhiidhka Finland EU iyo Africa iyadoo isla shalay uu ku dhaqaaqay gudoomiyaha xisbiga SDP Antti Rinne oo noqon doona raysal wasaaraha Finland hadii xisbigiisu ku guulaysto doorahshada baarlamaanka

Hadaba marwo samia Muse oo ka hashay shirkaasi ayaa hadaladeedii waxa kamid ahaa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker