Wakiilka Somaliland Ee Dalka Isku-Tagga Imaaraadka Carabta Oo Ka War-bixiyay Kulamaddii U Danbeeyay Ee Wafdiga Madaxweynuhu La-Qaateen Madaxda Dalkaasi

Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftiga wasiirada uu hogaaminayo ayaa waxay kulan ballaadhan layeesheen madax kamid ah madaxda wadanka isutagga imaaraadka.

Kulankan ayaa ka qabsoomay Qasriga madaxtooyada waxaana lagaga wadahadlay:

1- Xoojinta xidhiidhka labada wadan

2- Dardargelinta mashaariicda

3- Horumarinta kaabayaasha dhaqaale

4- Furitaanka Suuqa Xoolaha iyo kalluunka

5- Jaaliyadda somaliland ee imaaraadka in simugleh looga qaybgeliyo shaqooyinka iyo helitaanka sharci.

Kulankaas ayaa kusoo dhamaaday isfahan wanaagsan.

Amb. Xasan Yaasiin,Wakiilka  Somaliland Ee Dalka Imaaraadka Carabta

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker