Abwaan Nageeye Cali Khaliif Oo Gabayga BARAARUG Ku Cabiraya Marxalada Somalida Maanta

Abwaan Nageeye waa Abwaan Somali ah kana soo geeda Somaliland waana Abwaan  da’yar suugaantiisuna aad u culustahay inta badana  kaga  hadla Dhibaatada Umadda Somaliyeed  deegaankuu doono  ha ahaadee.

 

Halkan hoose ka daawo Abwan Nageeye Cali Khaliif Iyo Gabayga BARAARUG

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker