Oodweyne News - Latest Somali News Update

” Xukunka Ay Maxkamadu Shalay Ku Riday Laba Muwaadin Waa Cadaalad Darro, Waxaanay Noqonaysaa Inuu Qof Kasta Naftiisa Difaaco … ” Caaqil Rashiid Jaambiir

Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Si Adag Uga Hadlay Xukun Ay Maxkamadu Shalay Ku Riday Laba Muwaadin , Hanjabaad-na u Diray Xukuumadda Muuse Biixi uu hogaaminayo, halkan hoose ka daawo warasysigaas oo dhan.