Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xukunka Lagu Riday Macallin Cabdiqaadir Nuur Maxamed Iyo Abwaan Baashe Xasan Maxamed
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xukunka Lagu Riday Macallin Cabdiqaadir Nuur Maxamed Iyo Abwaan Baashe Xasan Maxamed islamarkaasna wuxuu sheegay xoghayaha xisbiga in labadaas muwaadin ay ka tirsan yhiin xisbiga Waddani xadhigoosuna yahay mid xaqdaro ah.