Iskuulka Parkfield Ee magaalada Birmingham UK Oo Ka Laabtay inuu Ardaydiisa Barayo Arrimaha Galmada Dadka isku jinsiga ah

Iskuulka lagu magacaabo Parkfield community  Ee ku yaala magaalada Birmingham UK  ee dadka muslimiinta  ahi ku badan yihiin ayaa la sheegayaa in dib uga laabtay inuu Ardaydiisa Barayo Arrimaha Galmada Dadka isku jinsiga ah qofkuna dooran karo lab iyo dhedig qofka uu noqonayo lammaanihiisa .

 

Arintan oo ay waalidiinta iskuulkaas ku mudaaharaadeen kadibna  waalidiinta iskuulkaasi oo muslimiin u badan ay ka joojiyeen inay caruurtooda oo da’doodu u dhaxayso 4 ilaa 11 jir ay kaliftay in iskuulka uu ka noqdo barashada dhaqan xumada ee Arrimaha Galmada Dadka isku jinsiga.

 

 

hadaba halkan hoose ka daawo wararka ugu danbeeya arintaas

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker