Somaliland Qofkii Wax iga SHeega iyo Jaraa,idka wax iga qoraba waan xidhayaa;by fuaad .maxamed qawdhan, london

Waxa jirra in urrurka xaquuq isaanku aay  sheegen in dowllada, somaliland aay bilihii ina soo dhaafey aay xidheen (35 QOF) OO u dooda xoriiyada hadalka, dadkaas la xidhey (28) kamidii waxey ahaayeen suxufiyiin.

Waxaa kaloo jirra oo iyana jira in dad facebooka waxa ku qara aay xidhey dowlada somaliland , ilaa qofkii riyooda, anigu waxaan odhaanaya tanoo  kale wali ma aragteen.
Waxaa kaloo jirtey in dadka fikirkooga cabira iyadana la garaacey ama jeelasha hoose dalka somaliland lagu xidhey,

Waxa jirta iyana in toddobaad kan ina soo dhoofey in maxakada hargeysa aay ku xukuntey in aanuu shaqeeyn karrin wargeeysa la yidhaaado.(foora) ee ka soo baxa dalka somaliland, iyadoo isla markaana lacag (3 MILION) SOMALILAND shilin lagu xukumey inay bixiyaan masuuliynta wargeeyska leh.

Waxaa kaloo jira in wariyihii caanka ahaa ee coldoon iney cidmada somaliland xafiiskii jabsadeen isla markaana aay qaateen waxii qalab yaaley, macal gaadhigiisii aay jajabiyeen, isagoo habeenkaas  uu wariyaha illaahey bad baadiyeey, waana ta keentey in colldoon uu dalka uga taggo xadhig malacyacaniya oo aan sal iyo raad midna laheen.

Suaashu waxey tahey waa maxey wereerka somaliland aay ku heeyso xoriyada xorta.

Aniga waxey ila muuqataa waxey leedahey ruunta dadka ha usheegana, waxaaan ma eegan karimeyno, hadaba waxaan u sheegayaa muuse bixi iyo inta la joogtaba, waar waxaan dalka kuma maamuli kartaan sidan walee , mahana wax shaqeeynaya, waa sheeko mala walwaalah,  waxaana aad qadaatey  tallo khaldan.

muusow ma og tahey ama inta la joogtaba ,  horta maxaan doneynaa in dadkeenu ku nooladaan nolol somaha, mawaxaad ilaadehey markaan khalad galo , dadka ha usheegin, ama dulmi aan geeystey, taas hadaan kugu raaco , illaahey baa ii cadhoonaya, ta kale oogow  hadalka xorta ahi inuu ku saxayo markeey ku sheegaan  khalladaad sameeynsaa.

sidaas baana horumar lagu  gaadhaa, dadkeenuna  aay ku gaadhayaan barwaaqo iyo dharag.

WAXAA QORREY FUAAD MAXAMED QAWDHAN ARAIMAHA BULSHADA LONDON
facebook fuaad qawdhan
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
00447383135563
ilaahey baa mahad leh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker