Shacabwaynaha Somaliland Iyo Soomaaliya Cadaawad Iyo Colaadi Kama Dhaxayso!!!!!!!.

Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland
Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.
Jamhuuriyadda Somaliland Waa Inay Ka Faaidaysataa Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wadan Jira Oo Nidaamkii Dawladeed Leh Iyo Wadan Aan Jirin Muddo 28 Sano Ah, Oo Aanay Ka Jirin Nidaam Dawladeed, Kala Dambayn, Wadanka Jira Waa Kenya ??, Wadanka Aan Jirina Waa Wadanka La Midoobay Ethiopia ?? Itoobiya, Ee Wakhtigii Madaxwaynihii Hore Xasan Shiikh Maxamuud Wadanku Ahaa Soomaaliya!!!!!!!.
Xukuumadda Somaliland Waa Inay Sida Ugu Dhaqsaha Badan Wefti Ugu Dirto Kenya Si Ay U Xoojiyaan Xidhiidhka Labada Wadan, Somaliland Iyo Kenya, Oo  Ay Iska Kaashadaan Dhinaca Caafimaadka, Waxbarashadda, Beeraha, Ganacsiga, Iyo Sidii Kenya Ugu Dhiiran Lahayd Ama Ay Ugu Dhawaaqi Lahayd Aqoonsiga Somaliland Insha Allaah, Nabadgelyadda Kenya Iyo Wadamadda Afrika Waxay Ku Xidhan Tahay Somaliland Oo La Aqoonsado, Si Wadankasta Oo Afrika Ahi Oo Ciidamo Ka Joogaan Soomaaliya Ay Ciidamadooda Ugala Baxaan Si Ay Wadankooda U ILaaliyaan Xuduudihiisa Iyo Nabadgelyaddiisa!!!!!!!!, Wadamadda Afrikana Ay U Noqdaan Wadamo Ku Tartama Dhinaca Siyaasada, Wax Soo Saarka, Dib U Dhiska Wadanka, Caafimaadka, Waxbarashadda, Biyaha, Isgaadhsiinta, Laydhka,  Ciidamadda Iyo Dhaqaalaha!!!!, Shacabwaynaha Soomaaliya Iyo Shacabwaynaha Somaliland Isma Haystaan Oo
Cadaawad Iyo Colaad Xumi Kama Dhaxayso Balse Shacabwaynaha Somaliland Waxaa Cadaawad Iyo Colaad Xumi Ka Dhaxaysaa Kuwa Masuuliyiinta Soomaaliya Sheegayana Ee Sida Xoolaha U Ciyaya Ee Cadaawada Iyo Colaada U Muujinaya Wadan Ay Midoobeen 1 Julay 1960, Oo Xoriyaddiisii Awood Milateri Ku Soo Ceshaday Caalamkana Muddo 28 Sano Ah Ka Raadinayey Aqoonsi Buuxa Oo Caalamiya, Inkastoo Caalamku Somaliland Ula Macaamilo Sidii Wadan La Aqoonsan Yahay!!!!, Xukuumadda Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Mudane Muuse Biixi Cabdi Waa Inuu Talo Qaran Isugu Yeedho Dhamaan Sadexda Xisbi, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta Rug Cadaaga Ah Oo La Sameeyo Wefti Culus Oo Miisaankiisa Leh Oo Isku Dhafa Oo Loo Diro Wadanka Kenya Si Looga Faaidaysto Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wadanka Kenya Ee Aynu Leenahay Xidhiidh Soo Jireena Oo Ka Bilaabmaya 1900 ILaa 2019 Waa Sanado Badan Oo Laga Joogo 119 Sano, Gudidaas Isku Dhafka Ahi Waa Inay Garaacaan Albaabkasta Oo Wadan Leeyahay Ama Safaaradkasta Oo Wadan Leeyahay Gudidaas Oo La Jaanqaadaya Ama Wada Shaqayni Ka Dhaxayso Safiiro Miisaan Leh Oo Madaxwayne Muuse Biixi Magacaabo Oo Albaabkasta Oo Wadan Leeyahay Garaacaya Sida Ambassador Baashe Cawil Oo La Odhan Karo Waa Shaqsiga Koowaad Ee Ka Daacada Ah Safiirada Somaliland Caalamka Ku Leedahay Oo Wadankasta Oo Uu Safiir Ka Noqdo Somaliland Indhaha Caalamka U Soo Jeediya Waana Shaqsi Ay Mudan Tahay Safiirada Kale Ee Caalamka Ka Hawlgala Ama Safiirada Kale Ee La Magacaabi Doono Ay Wada Baashe Cawil Wada Noqdaan Insha Allaah, Madaxwayne  Muuse Biixi Haddii Uu La Yimaado Siyaasad Cad Oo Furfuran Oo Miisaankeeda Leh Iyo Isku Shaandhayn Miisaankeeda Leh Oo Beelaha Darafyada La Siiyo Tobanka Wasaaradood Ee Ugu Mihiimsan Sida:-
1. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Loo Magacaabo Professor Cali Cabdi Ciise.
2. Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Samaroon-Jibriil Yoonis).
3. Wasaaradda Maaliyadda (Warsangeli)
4. Wasaaradda Qorshaynta (Samaroon)
5. Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Iyo Kaluumaysiga(Warsangeli).
6. Wasaaradda Beeraha(Samaroon).
7. Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi gelinta
(Dhulbahante).
8. Wasaaradda Biyaha(Dhulbahante).
9. Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha(Gabooye).
10. Wasaaradda Caafimaadka( Ciise).
11. Gudoomiyaha Guurtida(Samaroon).
12. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare(Warsangeli).
13. Taliyaha Milateriga(Dhulbahante).
14. Taliyaha Booliska(Samaroon).
Beelaha Darafyadda Laga Siiyo Saamiyo Badan Oo Dhinaca Safiirada, Shaqaalaha, Saraakiisha Ciidamadda Iyo Sidii Deegaamadooda Wax Looga Qaban Lahaa Asaaska Bulshadda.
ahmed adem mohamoud

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker