Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Sh.Aadan Siiro Oo Ka Digay Lunsiga Hantida Umadda ” Lacagta aynu ka hadlaynaa (80 Milyan) imisa Qoys, imisa Ummadood ayay wax u qaban lahayd…”

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatada ay If iyo Aakhiro leedahay Lunsiga Hantida Ummadda ka dhaxaysa iyo halka Diinta Islaamku ka taagan tahay.