DJIBOUTI: Maxkamad Ka Gar-naqaysa Dacwad u dhaxaysa DP World iyo Dowladda Shiinaha iyo Sababta

Hargeysa (OWN)- Shirkadda DP World ayaa dacwad ku soo oogtay shirkad ay leedahay Dowladda Shiinaha oo badhtamaha sannadkii hore la wareegtay gacan-ku haynta Dekedda Doraleh ee dalka Jabuuti.

Shirkadda DP World ayaa dacwadda ka furatay Maxkamad ku taalla magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha, waxaanay shirkadda ku eedaysay inay sifo sharci-darro ah ula wareegtay gacan ku haynta maamulka Dekedda Doraleh oo shirkadda DP World dib-u-hayn iyo Ballaadhin ku samaysay isla markaana heshiis 30-sanno ah kula gashay dowladda Jabuuti maamulkeeda iyo gacan-ku-haynteeda. Haseyeeshee, Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gebi ahaanba burisay heshiiskaas, waxaanay ku doodday inuu heshiiskaasi ka horyimi Danaha Qaranka Jabuuti shirkadda DP World ku kacday khiyaamo aan makrii hore ku jirin qodobbada heshiiska labada dhinac.

 

SI AAD U AKHRISO WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN GUJI HALKAN 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker