Oodweyne News - Latest Somali News Update

Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Hadalo ka Soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin waxaanu ku eedeeyay in uu ku fashilmay hawlihii loo igmaday, halkan hoose ka daawo