Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimo buu mujiyee,kuwa mucaradka maxay wadanka gashaden?

Madaxweyne muuse naxariis iyo dacadnimu mujiyee kuwa mucaradkaa maxaay wadanka tareen?
Hadiyo jeer waxan arkaa ,kuwo melahaas ,wax ku so xar xariiqo, ama ku tiraba “muuse xadhkuhu gostay” jaallle muuse oo dictator noqday”    “somaliland oo wadadi dictaator raacday”    ”  somaliland wa dumisaysa”   ” wadanku khatar bu jiraa”‘   “‘walagu kala yacayaaa”   ” dawlada local ah” .
Dadkan qaar baa modayaa inaay wadanka wax u tarayaan ama muwadinin wadanka u damqanaya yihin,balse aanay ka ahaayn wadan utidhise aay ka tahay dantiisa gar ka ah.
Nimanka mucaradka xanaaqsan e somaliland waxay ka xishoon wayeen cidanka qaranka oo ay ku shegeen meleeshiyo beleed.
markan leyahay uguma jeedo saraakisha xisbiga ucid iyo wadani ,waxaan uga jedaa badanaa waa tageryasha iyo niman xisbiga wadani ku abtirsada oo markad usi firisid aad akhlaqdoda iyo waxaay ku hadlayaan labo jirku ku hadlin ,aad runtii yaga uxishoonaysid .
Nebigu wuxuu yidhi alayhi salaam hadaanad xishoonayn samee waxaad doontid , kuwaas waxaan uga digayaa in wax aay shubayan ,aay yaga nusqaan ku tahay e aanay cidkale wax ku yeeleen.
mahmaah somaliyed ba tiraahda ,nin weyn oo hadal ka dhacay waa ged qolofi ka dhacday,waxaa kaloo layiri ,doqontu marka la kaftamayaa modaa in la kela tegayo.
umada somaliland iyo umada somaliyeed ba waa umad wada dhalatay ,gaarhaan rer somaliland waaa nin abtigii iyo inaabtii ,iyo inadeerkii ,waa ul iyo diir umada.
Waxaan leyahy ninkasta tarikhdaa qoraysa ,muuse bixi cabdi ama hala jeclado ama necbadoo Alle ba madaxweyne inooga dhigay ,shalay silaanyo Alle inooga dhigay ayaar buu tegay ,doraad marxuum cigaal alle yarxam ,tii ka horaysay abduraahman tur Ala yarxam .
markaa sidaynu ognahy xilku waa meerto ,sida dareded ,waaxaa inala gudboon ,inaaynaan hadalkeena iyo cilmigeeena aaynan ku kala geeyn umada,isku dir umadu waa xaraam,aakhira ,qoraalkayga ,iyo ninkastaaba,qoraalkisa ,hadalkisa ,walaynaga xisaabinayaa ,rabbi baaynu horyigi ,ilmaderaal ,ciyaarta aaynu dhulka dhigno ,meel xun yaan lageeyn xurguf siyaadeed ,oo ragg isku haaysto.  ALLE taloda san hayna waafijiyo.  Ameen .

 

Fuad galayr

galaydh2015@outlook.com

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker