Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tartan La’aan La Siiyay Ganacsade Caan ah Qandaraas ku kacaya $4-5 Milyan

Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ayaa qandaraas ku kacaya lacag dhan 4 ilaa 5 Malyan oo doolar ah, waxay siisay ganacsade caan ah.

Qandaraaskan oo aan la marin guddida qandaraasyada qaranka, ayaa ah qalabka lagu ogaanayo xadiga iyo waliba tayada alaabta koonteenarada ku jira ee ka soo degaysa dekedda (Scan Containers Project).

Mashruucan ayaa waxa bixiyey wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, isagoona wasiirka cusub ee wasaaradaasi Dr. Sacad Cali Shire uu dhaqangaliyay mashruucaas.

halkan hoose ka daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker