Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo War-Saxafadeed Lix Qodob Ka Kooban Ka Soo Saarey Mawqifkooda Muddo Kordhintii Ay Sameeyeen Golaha Guurtida Somaliland.

Hargaysa-(OWN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta soo saarey war saxafadeed uu kaga hadlaayo muddo kordhintii Guurtidu sameysay .

Warsaxafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay  hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa ka kooban Lix Qodob

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker