DP World downsizes in Berbera … ….. Dekkedii BerBera yar yaro !

Horta ALLAH ayaa mahad leh dhaafiyey  ninkii miskiinka ahaa ee ku dulmanaa Wasaarada Maaaliyada Lacagta dalka soo gasha mid canshuur ah iyo mid mucaawino ah saani bay Madaxtooyada ugu xarootaa Jaalle Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dul fadhiya sidii duq shaari shaari ah oo bakhaar haysata one dollar wasaarada Maaliyada lama gayn jirin baanka dhexe ee  bari dhexdaasi ah labada oday ee bidaarta lihi isku dileen garfeedha isna One Dollar lama dhigo . Wasiirka dhan ee Maaaliyada lama ogolayn inuu cid u saxeexo wax ka badan inta u dhaxeysa laba kun ilaa sedex kun oo Dollar $ 2000- $ 3000 wixii ka badan waa in Xaajiga bakhaarka haysta iyo Madaxtooyada lala xidhiidhaa hadii aanad reerka Sacad Muuse ahayn ama adcaf imaan  aanad Ciise Muuse  ahalu baytka ku xidhan aad ahayn wax lagu sinaya negative ama diidmo togan xataa hadaad Dawlada dayn ku leedahay…… Yeelkeede arrimaha ay maanta qoreen Jara’aaidka  ION iyo Africa Intelligence  ee dhagaha fiiqan  looga qateenkana ah iyakoo soo xigtay ilo wareedyo heer caalami ah iyo ilo wareedyo maxli ah oo ka ag dhaw qasriga Madatooyada gabalkeed dhacay ee noqotay  Ridii Ina Baxsan ee is jiqi jirtay oo is jaqaysa ummaduna la yaaban tahay ooy daaweyneyso.

Kasoco warku wuxuu sheegayaa in Dekkedii BerBera yar yaro laga dhigi doono iyadoo maqaamkeeda hoos loo dhigi doono iyadoo major league aan  lagu dari doonin sida Casab iyo Masawac ama Dekkeda Djibouti waxay noqonaysaa Dekked B minus ah ama C plus sida cinwaanka maqaalku sheegayo  ……….Bal maqaal aynu siino taxliil iyo falanqayn ku haboon …..

DP World downsizes in Berbera

Arrartan gaabani  waxay tahay Hormarinta Dekkada Somaliland ee uu Imaraatku ka hawl galo waxa lagu jaan goynayaa qaabaynta cusub ee siyaasada geeska  Afrika ….

“ In developing Somaliland’s port, the Emirati operator is  having to contend with the new political configurations in the Horn.

Despite the ceremony held with great pomp on 11 October to mark the official launch of works at the port of Berbera, DP World is refraining from thinking big. On 12 October at a meeting with Somaliland’s president Musa Bihi Abdi (MBA), the boss of DP World, Sultan Ahmed bin Sulayem, voiced a number of concerns… In his view, the port operator is beholden to the will of Addis Ababa since Ethiopia is its sole client, and DP World is managing not only the port of Berbera but also the port of Assab in Eritrea. This means that if Ethiopia prioritises operations at Assab for political reasons, MBA’s understanding is that this will be at the expense of the development of infrastructure at the Somaliland port.”

Inkastoo xaflad weyn laga qac siiyey 11 oktober ( Muwaadin waa canshuurtaadii ) xafldaas oo ahayd dhagax dhigii shan jeer oo hore la dhagax dhigay kii ugu dambeeyey,  hadana  DP WORLD dib ayey iskaga xakamayneysaa inay  mashruuca  wayneyso oo han weyni ay la timaado …….. Markii indha sarcaadkii dhamaaday ragu jilbaha ayey is dareen duqa Jaalle Muuse Biixi iyo Madaxa  DP WORLD Sultan Ahmed bin Sulayem isagoo Jaalle Muuse Biix u sheegay cabsida uu mashruuca  ka qabo taa wax la yidhaah SWOT Analysis (Strengths, Weaknesses Opportunities, Threats)  Jaalle Muuse Biixi arrimaha iyo trends , statistics shuqul kuma laha lakiin Allah wuxuu ku asturay Dekkedu hal macmiil ayey leedahay oo Ethiopia  ah markaa wuxuu u sheegay Madaxa DP WORLD Jaalle Muuse Biixi inay ixtiraamayaan raacayaana doonista Dawlada Ethiopia iyadoo DP WORLD ay maamusho Dekkedaha Casab iyo Musawac oo hadii Ethiopia mudnaanta siiso siyaasad cusub  ee geeska awgeed  Dekkedaha Eritrea ee Casab Iyo Musawac ay u hogaansami doonan ka shirkad ahaan. …………. Jaalle Muuse Biixi si fiican buu u  fahmay inuu yahay second choice oo arrinkani wiiqi doono hormarinta Dekkeda Berbera ……….

“ There are already several indications that bear out the Somaliland president’s analysis: although Hargeisa proposed on 28 October that Addis Ababa should construct a gas pipeline for the gas and oil extracted from the nearby Ogaden basin, the Ethiopian authorities are leaning towards Eritrea and Djibouti as the beneficiaries of this infrastructure. Moreover, on the instructions of Prime Minister Abiy Ahmed Ali, the Ethiopian foreign minister Workeneh Gebeyehu intervened at the last moment to prevent an Ethiopian delegation from attending the ceremony held on 11 October in Somaliland. Since coming to power, Abiy Ahmed Ali has also declined all opportunities to meet with the Somaliland leader and has still not clarified the terms and conditions of Ethiopia’s funding of the port of Berbera. And last but not least, the United Arab Emirates is providing unconditional financial and political support to Ethiopia and Eritrea”.

Waxa jira dhawr arrimood oo ina tusaya taxliilka ama falaqaynta uu sameeyey Jaalle Muuse Biixi tasoo ah inuu sameeyey wax la yidhaah gate crashing reer Burco na ay odhan jireen isqor bilaa liis : Watii Maamulka Hargeysa ee Qoyska ihi ka codsaday   Dawlda Ethiopia inay dhuumaha qaadaya gas-ka dabiiciga ah iyo saliida  la keeno Dekkeda Berbera  wax jawaaba lama siin sawaxankaa Hargeysa ka baxay lakiin Dawlada Ethiopia waxay u janjeedhaa xaga Djibouti  iyo Eritrea ooy Djibouti arrinkan  mudo u dabagaaleyneysay hubtayna in la siin doono lakiin iminka quus ka taagan tahay kadib markuu Imaraatku ku balan qaaday inuu  tabaruc ku dhisi doono dhumaha iyo kaabayaasha loo bahan yahay oo dhan  min Ogadenia ilaa Eritrea ogow Ogadeen People tatkhado maha waa dad weyna ogyihiin qoladii ka iibsan jirtay Tigrey-ga iyo cidii magan gelyo siisay markaa Ogadeen People wuxuu si toosa ah ula safteen dalka Eritrea in khayraadkoodu maro …….  Waxa Xusid Mudan in Waftigii ka qayb geli lahaa xafaldii 11 October ee Hargeysa  uu joojiyey Jaalle Abiy Axmed isagoo amar Madaxtooyo siiyey Wasiir khaarajiga  Jaalle Workeneh Gebeyehu ……….. Hore na isagoo Jaalle Abiy Axmed ka gawsadaygay  la kulanka Jaalle Muuse Biixi welina aan  sheegin siduu Dekkeda Berbera u maalgelinayo …..

“In the face of this new configuration, MBA has gone over the heads of his minister of foreign affairs, Saad Ali Shire, and his representative in Dubai, Bashe Awil Omar, and sought advice instead from an ex-economist at the World Bank, Ahmed Osman. But MBA has little room for manoeuvre since Abu Dhabi is providing him with a monthly sum of $4 million for a one-year period in direct budgetary aid and also contributed $7 million to his election campaign. This situation is not unwelcome to the Somalian president Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo, but he has nevertheless asked his members of parliament not to openly criticise DP World’s involvement in Berbera “.

Sidii uu u wajihi lahaa is badalka qaab siyaasadeed ee ka socda geeska wuxuu bilaabay Jaalle Muse Biixi inuu ka dul talaabsado wasiirkiisa Khaarijiga oo maalin dhawayto ku faanayey kalsoonida uu Jaalle Muuse Biixi ku qabo waxa kaloo uu baal maray la taliyihii amuuraha DP WORLD  Jaalle Baashe Cawil Xaaji Cumar   isagoo Jaalle Muuse Biixi Talo iyo tusaale waydiiyey nin la yidhaah Jaalle Ahmed Osman hawl gab WORLD BANK ah waa ka yidhi baa laga  yabaa ismuujiya sababna u ahaa sawaxankii 28 October iyo khayraadka Ogadeenia Berbera keena …………. Si kastoy ahaato  Jaalle Muuse Biix dhaqdhaqaaq xeel dhigaleed oo badan oo uu sameyn karaa ma jirto waayo mudo sannad ah DP WORLD bil walba waxay Jaalle Muuse Biixi miisaniyad u siisaa $ 4.000.000 afar million oo Dollar Doorashadiina waxay siiyeen $ 7.000.000 todoba Million oo Dollar JigJiga yar Wax lagu qayilaa Beelweynta Habar Jeclo iyo safiir Baashe Cawil xaaji Cumar cid aan ahayn DP WORLD lacag maysiin …….. RABI CAADIL !

Jaalle Maxmed Cabdilaahi Farmaajo  arrinku inuu sidan u dhaco wax calool xumo ah kuma hayo lakiin qolooyinka  Barlamaanka federaalka Somaliya wuxuu ka codsaday in aanay dhaliilin DP WORLD  tasoo ku tuseysa in nin walba kistiisa iyo karbuunadiisa  in Imaraatku soo siiyey …………………. RABI CAADIL .

https://youtu.be/YxOrtYfSs5U

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker