Daawo:-Jaamac Shabeel Oo Xaaran Ku Tilmaamay Shirka Kulmiye Ee Borama Lagu Qaban Doono, Kuna Baaqay In La Joojiyo.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu xaaran  iyo sharci daro ku tilmaamay shirka  golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee dhawaan lagu qaban doono magaalada Borama .

Jaamac Shabeel waxaa uu ku baaqay in shirkaas la joojiyo  , isla markaana waxaa uu cadeeyey In khilaaf ka dhex jiro xisbiga,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker