Daawo:-Gud Axmed Cabdi Dhere Oo Si Adag Ugu Jawabey Gudoomiye Cirro Iyo Jamac Shabeel.

Hargaysa-(OWN)- Axmed Cabdi Dheere Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka Hadley aragtida xisbiga Kulmiye ee muddo kordhintii ay guurtidu sameysay,

Sidoo kale  Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maanta ka soo yeedhay Jaamac Shabeel,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker