BAAQ TAAGEERADA XISBIGA WADDANI.

Dhamaan Gudida fulinta, garabka  Haweenka garabka dhalinyarada, Gudoomiye yaasha laamaha Xubnaha gudida laamaha iyo Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Waddani UK.

Waxay taageero mug iyo miisanba leh la garab taagan yihiin hogaanka sare ee xisbiga Waddani  goaankii ay qaateen ee muddo kordhinta GOLAHA wakiilada iyo degaanka .

Sidoo kale Waxay taageersan yihiin goaankii aan tanaasulka lahayn ee komishanka waqtigoodu gabaabsiga yahay uu Xisbigu ka  qaatay in aanay doorasho dambe qaban

Sidaa darteed waxaanu u hogaansanahay hill iyo hooba la garab taaganahay hogaanka xisbiga Waddani .
Anagoo u diyaara Fulinta iyo hirgelinta go’aamadaas xisbigu qaatay.

GUDIDEEN TALISAA GOAANKII AY GAADHAAN HADAAN GARABKA LALA QABAN OON LALA GIRAAN GIRIN.OO GOOLKAY DHALIYAAN GEES KALE U LAADAAN GUULAYSTAYAALOW HOGAANKEENA SARE INTUU GAADHI KARAYAA.

Mataan M Omar
Xoghayaha warbaahinta Waddani UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker