War-Deg Deg Ah:- Golaha Guurtida Somaliland Oo Hadda Ku Dhawaaqey Muddo Kordhin Ay U Sameeyeen Golayaasha.

Hargaysa-(OWN)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqeen muddo  kordhin ay u  samayeen golayaasha wakiilada iyo Guurtida .

Guurtida ayaa ku dhawaaqdey in ay doorashada golaha wakiiladu ay dhici doonto  bisha 12 ee sanadka 2019 , sidoo kale na ay doorashada golaha guurtida ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2020.

Muddo kordhintan kumay  jirin lagumana soo hadal qaadin golayaasha deeganka oo muddo xileedkoodu dhamaanyo   bisha saddexad ee sanadkan;

Faah-faahinta Lasoco Goordhaw.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker