Daawo:-“Reer Boorama Doorasho Ma Galayaan Haddii Wax Kastaa Dhacayaan” Siyaasi Abgaal.

Hargaysa-(OWN)-Maxamed Jaamac Abgaal wasiirkii hore ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay shirka xisbiga Kulmiye dhawaan ku qabsan doono magaalada Borama .

Sidoo kale Wasiir Abgaal ayaa waxaa uu cadeeyey mudadii  uu xilka wasiir-nimo uu hayey  in uu xanuunsadey oo uu xanuun ba ka bixiyey waayey,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker