dhibaatada caafimaad ee daawooyinka dalka dibada uga yimaada

 Tayo darada dawooyinka  dalka  dibada uga yimaada                                 Fariin Caafimaad.

Sawirkan waa mid ka mida shirkadaha daawooyinka keena  oo bulshadu ay aad ugu badan yahiin madaama qiimaha daawooyinku uu aad u jaban yahay si ay xall ugu helaan dhibaatooyinka caafimaad ee la xidhiidha jiradooda caafimaad

 

Dawooyinka dalka dibada uga yimaada oo kusoo badanaaya suuqyada ganacsi ee dalka  taas oo sababtay in shirkadaha daawooyinka dalka dibada ka keena aan  lala socon sifaha sharci caafimaad ee ay ku ganacsanayaan  iyo qalab lagu ogaan karo  daawooyinku marka ay kazoo dagayaan dekadaha dalka  taasi waxay sababtay  in aanay bulshadu dareemi Karin  khatarta caafimaad ee kasoo gaadhaya dawooyinkaas  dalka yaala oo aan la hubin tayadooda waxtar ee ay u leeyahiin  caafimaadka  bulshada ku nool dalka

Dawooyinkaas oo ay bulshadu aad uga iibsanayaan farmasiyada ay leeyahiin shirkadaha  daawooyinka keena  maadama uu qiimaha daawadaas aad u jaban yahay  waxa meesha ka baxday  shaqadii wasaarada caafimaadka iyo hayada dhawrista tayadu ay ku lahayeen  sidii loogu soo rogi lahaa sharci  caafimaad oo lagula socdo daawooyinkaas iyo ka ganacsigooda

Dawooyinka dalka dibada uga yimaada waxa ka masuul ah dawlada dalkaa ka talisaa in ay  hubiyaan maamulaan  dalabka dalalka dawooyinka ay bulshada uga imanayaan  si loo yareeyo khatarta caafimaad ee ka iman karta  daawooyinkaas 

Shirkadihii daawooyinka keenayey waxay ku bahoobeen urur ay ku ilaalinayaan dawooyinkooda si aan loo ogaan ama lala maamulo taas oo awoodi  sharci ee dawladu ku lahayd uu meesha ka baxay maadama ay ku maamulayaan daawooyinkooda ganacsi  dhaqaale lacageed  oo u fudaydinaaya in ay keeni karaan  dawooyin aan tayo lahayn  iyagoo aan danaynayn  dhibaatada caafimaad ee dawooyinkaas soo  gaadhsiin karaan bulshadooda

 

 

 

Waxyeelada daawooyinka dalka yimaada ayaa ka badan  faaidada looga baahan yahay in aynu ka helo daawooyinka

Dawooinka  marka lasoo saarayo tayada leh waxa lagu tijaabiyaa  nooc ka mida jiirarka  waa daawooyinka ay tayadoodu aad u fiican tahay

Daawooyinka ka yimaada dalka india chine oo tayadooda waxtar aad u hoosayso  marka la dhinac dhigo shirkadaha iyo warshadaha soo saara  daawooyinka aduunka  laga isticmaalo

Hadaba labadan dal oo uga faidaysta korodhka tirada  dadkooda iyo bahiyaadka noolaleed ee ka jira waxay suurto galiyeen si tuuga ah in company soo saara daawooyinka ganacsi ee dalkooda in ay ku tijaabiyaan aadamaha ku nool dalkooda markay hubinayaan tayada daawada  taa macnaheedu waxa weeye daawooyinkaas oo aan ahayn daawooyinkii saxa ahaa ee loo baahna

 

Waxa hayada dhawrista tayada dalku qabteen daawooyin copy ah oo ay ku qabteen iyagoo kasoo dagaya airport dalka  hayada dhawrista tayadu may magacaabin shirkada daawooyinkaas ka masuulka ahayd  wali lama hayo  halka uu ku dabeeyey  daawooyinkaas eedoodi sharci  in maxkamad la hor gaynaayo iyo inkale  dhacdadan ma aha mid ku cusub dalka

 Iyadoo shirkadaha dawooyinka dalka soo dajiyaa ay  sanadkasta  ku dhacaan dawooyin aad u badan oo ay ku wareejiyaan dawlada hoose  dawooyinkaas oo ay u dhintaan  bahidooda  daawo 100 laal Somali ah oo aan awoodin in dawooyin ay iibsadaan caafimaad qabkooda            Dadwaynahii   soomaaliyeed  waxa ku dhacay ja   hawareer waxa ay aqoon caafimaad bedeen dadkoodii dalkoodii doctor radoodii waxay najiido  u heeleen jahawareer khal khal caafimaad  buukaan saa id oo la kulmay qalab la an caafimaad    tayo  daro daawooyinka dalka dibada  uga yimaada  waxay kuyuu ugu jiraan goobahii farmasiyadii  dalka  oo sii badanaya maalinba maalinta ka dambaysa  ka hor burburkii dawladii  soomaaliyeed farmasiyada gobolada  dalku way yaraayeen  shaqadooda iyo maamulkoodu waxa uu ku hoos jiray  qorshaha maamulka dawliga ah  dawooyinkii dalka dibada uga iman jiray waxa ay ku jireen  gacanta  maamulkii dawliga ahaa ee waqtigaa jiray  daawooyinku waxay ku iman  jireen  dalab qorshaysan  oo laba dawladood oo leh tiraac iyo qanuun sharci  dawladeed dawooyinkaas  waxa ay ku soo dhici jireen  xarunta qaybinta  iyo keydinta daawooyinka spimo halkaas ayaa pharmasiyadana  ay ka qaadan jireen daawooyinka  farmasiyadu waxay  ku shaqayn jireen  shift duty  radio hargeisa ayaa looga sheegi  jiray dadwaynaha ku nool gobalada dalka farmasiga shaqaynaaya  habeenkaa waxa laga sheegi jiray radio hargeisa waxa  si fiican u shaqaynaayey  cusbitaalada dawliga oo habeenka la  shaqayn jiray  farmasigaa  shift shaqo u soo jeeda  farmasigaa waxa uu lahaa waraaqo furnaanta sharci  sida warqada xaashida soo eegista caafimaadka guud  xaashida  liisan ka ganacsi  warqada  ogolaanshiyaha wasaarada  caafimaadka sidoo kale aqoontiisa  caafimaad iibiyaha  daawada farmasigu waxa uu ka diwaan gashanayd wasaarada caafimaadka

Farmasigu waxa uu  only iibin  jiray oo loo  ogolaa dawooyin  xadidan oo wasaarada caafimaadka dawligu ay  maamuli jirtay

daawooyinku

 manta  dalka ma jiraan  baahiyaadkii caafimaadka ee aasasiga dawliga ahaa oo qofkaan haysan  wax lacag ah oo ku daweeyo caafimaadkiisa  lacag la an  ma jiraan waxa inta badan la arkaa markuu waayo  daawo caafimaad dr  isaga iyo qoyskiisuba inay u dhitaan daawo la an  ama dr la an

ganacsiga daawooyinku waxa uu la mid yahay  taariikhdii  ganacsiga dadka ee Africa  hadaba bulshadu runtii aad bay u dareensantay dhibaatada arimaha caafimaadka maxaa dawlada uga qorshaysan  dhibaatooyinkan arimaha caafimaadka bulshada ee dadan  goorma  laga baadhi doona  tayada daawooyinka  dalka dibada uga yimaada iyo tayadooda waxtarla an  dekadaha dalka

 

 

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux02010@gmail.com

063 4130821

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker