Daawo:-Xukumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Sababtay Dalka Uga Hor Joogsatay Weriye Abwaan Cali Seenyo.
Hargaysa-(OWN)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey sababtii ay xukuumadu magaalada Lawyacado ugu hor joogsatey Wariye Cali Senyo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka