CALI SEENYO IYO CALI GURAYBA WAA LABA QOF OO ISKU. MID AH.

Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaan bahada saxaafada iyo akhristayaashaba.

Waxaan shalay daawaday nin la yidhaahdo cali seenyo cali gadh ma leh oo caytamaya waliba wax uu ku sheegay Tv  ka caytamaya  sida sharcigu yahey Tvga waa in  liisanka laga  qaada Tv Maahan waa meel dadka  lagu caayi.
Ka kale ee ka sii daran ama ka waalida xumi waa  cali gurey oon waxba hubsan ee si ciil iyo cadholeh isaga  had la uun waa ninka cay iyo eed iskala fuulay Taliye janaral fadal.
Bal miyuu wax hubsado mida  kale daawada  ninka la yidhashdo cali seenyo. Qaabka  iyo aqoon xumada  uu microphoneka  u haysto iyo sida uu u hadlaayo waa bilaa aqoon iyo waliba  aqli jaahil ah. Kaasi ayuu isna taageeray. .
Anigu waxaan aomaliland kula talin lahaa waa in  cali seenyo laga qaadaa  ruqsada wariye nimo waayo wariyahau asluub iyo nidaam ayuu leeyahey. Kanise  ma garanaayo shaqadan markaasi  waa in marka uu soo barto  la siiyaa hadase waa in laga qaada.
Qore: Tahir  hussein

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker