anigu ku sheegi maayee yaan camalkaa ku sheegin

Anigu ku sheegi maayee yaan

Camalkaa ku sheegin.

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib qoladii aynu cishadii

Dhoweyd dadka tusnay waxaan arkay iyakoo iyana is tusay

Kordhiye. Saaxiib hadda waxaad sheegaysaa bileyska

Qaranka.

Keene. Dee haaheey oo saaxiib abwaan cali seenyo

Oo reer s/laana ayaa inta weliba fiisa la sii yay oo lacag

Laga qaaday haddana la yidhi jabuuti ku noqo

Isagoo weliba usocda dhismaha masaajidka (QIBLATEYN )ee seylac

Waa yaab waaba laga sheekayn .

Guled liban

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker