War-Deg Deg:- Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Heshiis Ka Gaadhey Arimaha La Xidhiidha Doorashoyinka Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxadeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar  u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan, isla markaana ay doorashadu dhacdo bisha 11 ee sanadkan 2019

War saxaafadeedan oo ay ku kala saxexan yahiin Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka  xisbiga Kulmiye ayaa ka koobna Shan Qodob. Akhriso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker