Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Guddiga Badbaadda Iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Muqdisho-(OWN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay ku jiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo Baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha :

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker