Hadaan baahi kuu qabay,Alahayow balay baydh.Baryo kuma hungowdee. By dharaar sugaal

Inline image

Waxaa ceeb iyo wax laga xishoodo ah in wasiirka caafimaadku uu u magacaabo degmada saylac nin aan aqoon caafimaad lahayn ninkaasi oo ah yuusuf cawaale markaan taasi arkey ayaan ka gabyey arintan.xigto nolol u diid baad ahayd,  yuusuf adu xumaantaaye

nin qabiil ku xayraansan baad,  ahayd taniyo waagiiye alahayow adaa qaadiree kadarka weydaari.

xoolahaad lunsantey  baan ogeyn taniyo waagiiye xaqdaradaad wadaan adigu yuusufowe

nin xasuuqid utaagantahay baad,  ahayd taniyo waa hore alahayow adaa qaadire kadinka weydaari.

Badhasaabka salal oo noqdey nin u adeega reer kaliya waxay ceeb ku tahay arintaasi madaxweynaha qaranka JSL muuse biixi oo laga filaayey sidan si dhaanta . Gabay kaligaa xantoobsay ahayd, taniyo waagiiye

nin xil kale dad kale u boobayaad, ahayd tan iyo maalintaad timide.

nin xiskiisa laga dayriyaad,ahayd mawliidow taniyo waagiiye.

Waxaa mudooyinkan dambe isasootarayay sida laga wada warqabo in ay ka soo burqanayaan deegaanada hoosyimaada G/Salal kuwaasi oo ku tacaluqa xaalad abuur loo gumaad sanayo shaqaale caafimaad oo aan mudnayn in lagu fara gariyo Badana caafimaadka qaybaheeda kala duwan .

Si kastaba ha ahaatee waxaanad filanayn wax xun ka filo bay Soomaalidu tidhaa, wixii la maleegayay wuxuu dhalay xaalada inay fara ka bax gaadho taasi oo ay ka dambeeyaan madaxa caafimaadka Gobolka iyo Badhasaabka oo labaduba isku kaalaystay inay ka aloosaan xaalad aan u siloonayn guud ahaan gobolka qaybihiisa kala duwan..

By Dharaar sugaal

Dharaar@gmail.com

London Uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker