Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xukumada Muuse Biixi Kula Kacday Ugaaska Beesha Ayuub.
Hargaysa-(OWN)-Xisbiga Waddani Ayaa Waxaa Uu Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xukumada Muuse Biixi Dhawaan Kula Kacday Ugaaska Beesha Ayuub.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka