Ka caqliga xumi waa adiga

Ka caqliga xumi waa adiga

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib kan laleeyay waa duqa

Caasimadda ma maqlaysay wuxuu bulshada ku lahaa?

Kordhiye. Saaxiib bulshadan cid habaartay garanmaayo

Bal kuwa unoqday madax ee xataa si ay uhadlaan garan la,a

Shacabkiibuu isleeyay wax usheeg haddana wuu caayayaa

Wuxuu yidhi ka caqliga xun anaa shaqo ka qaban doona

Waa wada noocaa.

Laakiin anigu xikmad badan kugu khasaarayn mayo oo ma geydid

Laakiin waxaan kuleeyay ka caqliga xumi waa adiga

Markhaatigana adaa isku furay

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker