War-Deg Deg Ah:-Natiijada Wareega Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo La Shaaciyay.
Garoowe-(OWN)-Wareega koowaad ee doorashada madaxweynaha Puntland ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay,iyadoo guddiga doorashada uu shaaciyay natiijada.
Saddex musharrax oo ah kuwa ugu codadka badan ayaa u soo gudbay wareega labaad,kuwaas oo kala ah.
1-Saciid Cabdullaahi Deni 20 cod
2-Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano 17 cod
3- Faarax Cali Shire 9 cod
Codeynta wareega labaad ee doorashada ayaa lagu wadaa in goor dhow la gudo-galo.