Garoowe-(OWN)-Waxaa hadda loo gudbay wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland, waxaa hadda socota codeynta. Afar musharrax ayaa wareeggan ku tartamaya. Waxaa lagu dhawaaqay wareega koobaad ee natiijada doorashada madaxweynaha maamulka Puntland. Waxaa wareegga labaad u gudbay saddex musharax: Siciid Cabdulaahi Dani oo helay 20 cod, Asad Osmaan Cabdulaahi oo helay 17 cod iyo Farax Cali Shire oo helay 9 cod,