Oodweyne News - Latest Somali News Update

Xayawaanka Duur-Joogta Somaliland Iyo Ajanabiga Dalka Ku Nool Maxaa Kala Haysta

Duur-joogta wadanka oo dad ajanabi ahi dibadda u dhoofinayaan oo kusoo badanaya Somaliland iyo Wasaaradda Deegaanka somaliland oo Dayacday Shaqadaas.

Waxaanay xukuumadda Muuse Muuse uu sanadkii hore mamanuuceen  ka ganacsiga  noocyada duur-joogta kaasoo sidan u dhignaa ” In sida uu dhigayo Xeer Lr: 69/2015 ay mamnuuc tahay in muwaadiniin iyo Ajaanib-tu ay ka ganacsadaan duurjoogta dalka nooc kasta oo ay tahay iyo falkasta oo lagu dhibaataynayo, “Duur –joog: waxaa loola jeedaa xayawaan kasta oo laf dhabar leh, ama bilaa laf-dhabar ah waxaana ku jira ugxanta iyo dhashooda, waxa ka baxsan bini’aadamka, xoolaha la dhaqdo iyo kalluunka”.

 

Hadaba halkan hoose ka daawo dad Ajanabi ah oo waraabe ku qalanayo.